Saturday, July 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Turkiga oo cambaareysay fal argagixisanimo oo maanta ka dhacay Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Turkiga oo cambaareysay fal argagixisanimo oo maanta ka dhacay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Turkiga oo cambaareysay falkii argagixisanimo ee maanta lala beegsaday dhallinyaro dooneysay inay ka mid noqdaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Waxaan si adag u cambaareyneynaa weerarka argagixiso ee bahalnimada ahaa oo lagula beegsaday dhallinyaro dooneysay inay ka mid noqdaan ciidanka Soomaaliyeed maanta oo 15ka June aheyd magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku naf- waayeen 11arday loo tababarayey ciidannimo.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY DUQA MAGAALADA ST. LOUIS PARK EE DALKA MARAYKANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY DUQA MAGAALADA ST. LOUIS PARK EE DALKA MARAYKANKA

July 4, 2026
Maxkamadda CQS  oo Xukunno kala duwan ku riday 4 eedeysanayaal

Maxkamadda CQS oo Xukunno kala duwan ku riday 4 eedeysanayaal

July 4, 2026

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa, Dowladda Soomaaliya oo aan walaalaha nahay iyo saaxiibadda aynu nahay iyo shacabkeeda soomaaliyeedba, waxaana Alla uga baryeynaa naxariis intii kuwii ku naf-waayey, sidoo kalena caafimaad degdeg ah intii ku dhaawacantay.

Dowladda Turkigu waxa ay sii wadi doontaa sida ay uga go’antahay garab-istaaga Dowladda Soomaaliyeed iyo dadkeedaba arrinta ku aadan dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeriddii dhallinyaradii dooneysay inay ka mid noqdaan Ciidanka Xoogga dalka 

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada todobaadka Xoriyadda “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada todobaadka Xoriyadda “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada todobaadka Xoriyadda "SAWIRRO"

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY DUQA MAGAALADA ST. LOUIS PARK EE DALKA MARAYKANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY DUQA MAGAALADA ST. LOUIS PARK EE DALKA MARAYKANKA

July 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay gabadha soomaaliyed ee Naadiya Maxamed oo ah...

Maxkamadda CQS  oo Xukunno kala duwan ku riday 4 eedeysanayaal

Maxkamadda CQS oo Xukunno kala duwan ku riday 4 eedeysanayaal

July 4, 2026
0

Afartaan Eedeysane, ayaa lagu Eedeyey Kamid Noqoshada Khawaarijta oo ay qaabilsanaayeen Fulinta Qaraxyada, Dilalka Gaadmada ah, Basaasid, Tashkiilin iyo Kala...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka NISA oo Howlgal Qorsheysan ku dilay 8 dhagarqabe

July 4, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha Dhexe...

Hoggaamiyaha K/Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Qabanqaabada xafladda Caleema-saarka

Hoggaamiyaha K/Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Qabanqaabada xafladda Caleema-saarka

July 4, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In