Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Amniga Gudaha oo xarumo lagu dhaqan celiyo isa soo dhiibayaasha ka soo goosta argagixisada ka hirgelin doonto deegaanno horleh “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Amniga Gudaha oo xarumo lagu dhaqan celiyo isa soo dhiibayaasha ka soo goosta argagixisada ka hirgelin doonto deegaanno horleh “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Caadil Sheegow Sagaar iyo Wasiiru dowlaha Amniga ee Soomaaliya Mudane Farxaan Cali Axmed ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Dhaqan celinta isa soo dhiibayaasha ka soo tegay maleeshiyada Argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Wasiirada oo kormeerka ahaa mid ay ugu kuurgalayeen baahiyaha ka jirta xarunta, taasi oo dadka ku jira ay ka faa’iideysteen cafiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa waxa indho indheeyeen qeybaha kala duwan ee xarunta oo ay ku jiraan Maktabad ay yaalaan buugaag wacyigelin ah, goob lagu qabto shirarka lagu wacyigelinayo isa soo dhiibayaasha iyo goobo kale.

Related posts

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane Caadil Sheegow Sagaar ayaa warbixinno ku saabsan baahiyaha ka jirta xarunta iyo qorshayaasha ka dhageystay Agaasinka iyo saraakiisha ku sugan xarunta, waxaana uu balan qaaday in kan Wasaarad ahaan ay dabooli doonaan baahiyaha ay soo gudbiyeen maamulka xarunta oo ay ka jawaabi doonaan.

Wasiiru dowlaha Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Farxaan Cali Axmed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in xarumo dhaqan celin oo horleh ay ka furi doonaan Dowlad Goboleedyada aan lahayn xarumaha nuucaani oo kale ah, kuwaasi oo kala ah, Hirshabeelle, Galmudug iyo Puntland.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka

Next Post

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Waajid “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Waajid “SAWIRRO”

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Waajid “SAWIRRO”

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa guddoomiyay kulanka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya aagga deegaanka...

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In