Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Qoor-Qoor oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Galmudug

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Qoor-Qoor oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka golaha wasiirrada Galmudug oo uu guddoomiyay Madaxwayne Axmed Cabdi Kaariye ayaa looga hadlay dib u eegista iyo wax ka badalka xeer hoosaadka Gollaha wasiirada Galmudug.

Kulankan oo todobaad walba diirada lagu saaro hadba qodobada iyo shuruucda ugu muhiimsan oo qayb uu ka ahaa Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug mudane cali daahir ciid ayaa wasiirka Biyaha iyo Tamarta Galmudug Maxamuud kaarshe looga dhageystay sharaxaad ku saabsan xeerka maareynta biyaha oo dhawaan la dhameystiray diyaarintiisa, muhiimna u ah qorshayaasha maamulka ee baahinta adeegyada biyuhu qaybta ka yihiin oo helidoodu ku adagtahay tiro badan oo ka mid ah dadka reer Galmudug

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Sidoo kale Wasiirka beeraha, dhirta iyo daaqa Galmudug Axmednuur Xaaji Cusmaan ayaa Golaha Wasiirrada warbixin ka siiyay halka uu marayo mashruuca dhismaha xarunta dhexe ee la dagaalanka ayaxa iyo xadiga ay la egtahay kaalmada laga helay hey’addaha caalamiga ah ee ka shaqeeya hormarinta beeraha.

Wasiir cusmaan ayaa fadhiga gollaha ka sheegay in wasaaraddu heysato agab noqonaya kaalmo ilaa xad lagu sii wadi karo howlaha deg degta ah ee wax looga qabanayo ayaxa dhowr jeer oo hore gacan mariyay beeraleyda Galmudug oo sanadkan ku xisaabtamaya wax soo saar ka balaaran xiliyadii hore sida Wasaaraddu shegetay.

Ugu danbayntii Golaha Wasiirada ayaa bogaadiyay dadaalada hey’addaha amniga ee u diyaar garowga Howlaha doorashada, iyadoo fadhiga gollaha lagu tilmaamey ahmiyada ay leedahay sii labo jibaarida feejignaantaasi

Tags: Madaxweyne Qoor-Qoor oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Galmudug
Previous Post

Midowga Iskaashaatada Beeraleyda Beladweyne oo soo bandhigay dalagyada ka soo go’a beerahooda “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In