Boqolal katirsan Ciidamadda AMISOM ee kasocda dalka Jabuuti kuna sugan Magaalada Beledweyne ayaa udabaal degay sanad guradi 44 ee kaso wareegatay xurnimada dalka Jabuuti , waxaana ay fantasyo kusoo bandhigeen Saldhiga Ceeljaalle oo xarun u ah Ciidamadda AMISOM ee ka socdo dalka Jabuuti.
Ciidanka Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne ayaa soo bandhigay dhooltus ay ugu dabaal dagayeen sanad guuraddii 44-aad ee ka soo wareegtay maalinta ay xurnimada ka qaateen gumeystihii Faransiiska.
Ciidamadda jabuuti ee qeybta ka ahย howgalka AMISOM ee Soomaaliyaย ayaa sanad walbaย u dabaal dagaย maalinta xuriyadda ee Dalka Jabuuti.