Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga oo Howl-gal ka dhan ah Argagixisada ka fuliyay Jubbada Hoose

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga oo Howl-gal ka dhan ah Argagixisada ka fuliyay Jubbada Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Ururka 5-aad ee guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ayaa howl-galo qorsheysan oo argagixisada Al-Shabaab looga sifeynayo ka sameeyay deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose

Deegaannada ay ciidamada howl-galada ka sameeyay waxaa ka mid ah Tuulooyinka kala ah Bura Xawalo,Kofi fareydhubow,Yaaq dabeel iyo Buulo Xaaji oo dhamaan kawada tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Deegaannada ayay argagixisadu ku dhibaateyn jireen shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan waxaana ciidamadu ku guulesteen inay ka saaraan.

Ciidanka xoogga dalka ayaa guud ahaan dalka kawada howl-galo loogu xoreyna cadawga ummadda Soomaaliyeed ee argagixisada Al-shabaab waxaana howl-galadii ugu dambeeyay ay ku qaarajiyeen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan argagixisada iyagoo sidoo kale hub kasoo furtay.

Tags: Ciidanka Xoogga oo Howl-gal ka dhan ah Argagixisada ka fuliyay Jubbada Hoose
Previous Post

Booliska AMISOM oo lagu wareejiyay gaadiid loogu talagalay Amniga doorashooyinka Soomaaliya

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo shahaado sharaf guddoonsiiyey ardaydii ugu sarreeysay Imtixaanka Dugsiyada sare ee Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo shahaado sharaf guddoonsiiyey ardaydii ugu sarreeysay Imtixaanka Dugsiyada sare ee Dalka “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug oo shahaado sharaf guddoonsiiyey ardaydii ugu sarreeysay Imtixaanka Dugsiyada sare ee Dalka “SAWIRRO”

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In