Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Dhalinyarada Adduunka oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Dhalinyarada Adduunka oo lagu qabtay Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan lagu xusayay maalinta dhalinyarada aduunka ayaa Waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiiin ka tirsan Galmudug maamulka Magaalada Dhuusamareeb, xubno ka socday wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug, Masuuliyiin ka tirsan ururka dhalinyarada Galmudug, iyo marti Sharaf kala duwan.

Masuuliyiintii iyo Xubnihii ka socday Ururada dhalinyarada ayaa ka hadlay Ahmiyada maalintan ay u leedahay dhalinyarada,

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Dhuusamareeb Calas Cabdinuur Barre ayaa Hambalyo u dirtay dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed oo udabaal degayo Maalinta dhalinyarada aduunka.

Sidoo kale xubnaha kale ee goobta ka hadlay waxaa ka mid ahaa Caruuse Macalin Maxamed guddomiyaha ururka Dhallinyarada Galmudug waxaana ay kula dar-daarantay dhalinyarada Soomaaliyeed inay ka shaqeeyaan Nabadda iyo hormarinta Dalka, isla markaana door ku yeeshaan siyaasada si loo gaaro in Dhalinyaradu hesho cod dhameystiran.

Tags: Xuska Maalinta Dhalinyarada Adduunka oo lagu qabtay Dhuusamareeb
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid

Next Post

Ciidanka Xoogga oo Howl-galo ka dhan ah argagixisada ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Next Post
Ciidanka Xoogga oo Howl-galo ka dhan ah argagixisada ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga oo Howl-galo ka dhan ah argagixisada ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In