Sunday, June 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga oo ku dhawaad Tobon Argagixiso ku dilay Gobolka Shabeellaha Hoose

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga oo ku dhawaad Tobon Argagixiso ku dilay Gobolka Shabeellaha Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka shabeellaha hoose Cabduqaadir Sheikh  Maxamed Nuur (Sidii) ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay deegaanada Sabiib iyo caanoole ku dileen in ka badan tobon ka mid ah kooxda Argagxisada Al-shabaab oo saakay weerar kusoo qaday fariisomo ay ciidanka xooga dalka ku lahaayeen halkaasi.

“Saakay aroornimadii hore gaar ahaan waqtigii la dukanayay salaada subax ay kooxda argagixisada Al-shabaab kusoo qaadeen weera deegaanka sabiib iyo canoole waxaana iska caabiyay ciidanka xoogga dalka ee ku sugnaa deegaanka.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026

Guddoomiye sidii waxa uu sheegay in ciimada qarabka ay fashiliyeen isla markaana ay gadiid ka qabsadeen argagaixisada waxaana uu intaa ku daray in ciidamada qalabka sida uusan soo gaareen qasaare balse ay labo askari ka dhaawacmeen.

Guddoomiyaha Gobolka shabeellaha Hoose Cabduqaadir Sheekh Maxamed Nuur (Sidiid) waxaa kaloo hadalkiisa ku daray inaysan argagixisadu awood ulaheyn inay ka hor yimaadaan ciidanka xoogga dalka balse si dhuumaaleysi ah ay shacabka ku dhibaateeyaan.

Ciidanka xoogga dalka ayaa labo jibaaray howl-galada ka dhan argagixisada Al-shabaab waxaana ay guud ahaan gobolada dalka kawadaan howl-galo ka dhan si dalka looga sifeeyo

Tags: Ciidanka xoogga oo ku dhawaad Tobon Argagixiso ku dilay Gobolka Shabeellaha Hoose
Previous Post

Madaxweynayaasha Jubbland iyo Puntland oo kusoo wajahan Muqdisho

Next Post

Erdogan oo fariin la xariirta qaxootiga Afghanistan u diray dalalka Yurub

Next Post

Erdogan oo fariin la xariirta qaxootiga Afghanistan u diray dalalka Yurub

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In