Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Dani oo Wasiirka Maaliyadda Puntland Ku amaanay tayaynta  Ciidamada  “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Dani oo Wasiirka Maaliyadda Puntland Ku amaanay tayaynta  Ciidamada  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku ammaanay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi tayaynta iyo dib u habeynta Ciidamada Puntland.

Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ahna Guddoomiyaha Guddiga dib u habeynta Ciidamada Dowladda  ayaa sidoo kale ku guuleystay in si joogto ciidamadu u helaan mushahar joogto ah.

Related posts

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay doorka guusha leh ee uu ka gaaray Wasiir Xasan Shire iyo gudiga uu Hoggaaminaayay  tayaynta iyo dib habeynta Ciidanka ayaa sheegay maanta Puntland leedahay ciidan la isku haleyn karo.

“  …… Dib u habeynta Ciidanka oo uu Wasiir Xasan Shire madaxda u ahaa oo ku guuleystay iney Puntland maanta leedahay ciidan la isku halayn karo, ciidankaas oo kalsoonidoodii soo noqotay , tababar helay, mushahar joogta ah helay , sharaf iyo karaamo helay…” ayuu yiri

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in uu ku farxo marka uu arko saraakiil si fiican looga dhisay dhan walba , maanta laga arki karo tayayn iyo dib u habeyn muuqata.

“  Waxaan ku farxaa markaan arko saraakiil si fiican u lebisan , kulankii u horreysay aan saraakiisha la yeeshay waxa i yimid rag aan hadda tilmaami karin laba shaar oo kala duwan wata , kabo saandal ah wata , koofiyad aan lahayn , garaadana warkoodka iska daaye ku dhahaya Korneyl baan ahay, Maantana waxaan u maleynayaa haybadii idin ka muuqatay idinka markhaanti ka ah…” ayuu yiri Madaxweynuhu

Dowlad Goboleedka uu hoggaaminayo Madaxwayne Siciid Cabdulaahi Deni waxaa ka go’an dib u habaynta ciidamada, mushaharaadkoodana si joogta ah u helaaan  toosna uga dhacdo akoonadooda.

Previous Post

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo qaabilay Wakiilka Hay’adda Islaamic Relief ee Soomaaliya

Next Post

Taliyaha Ciidanka Difaaca Aaga Golis – Puntland  oo kor-meer shaqo ku taggay fariisimaha ciidamada difaaca

Next Post
Taliyaha Ciidanka Difaaca Aaga Golis – Puntland  oo kor-meer shaqo ku taggay fariisimaha ciidamada difaaca

Taliyaha Ciidanka Difaaca Aaga Golis - Puntland  oo kor-meer shaqo ku taggay fariisimaha ciidamada difaaca

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

April 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In