Wednesday, November 26, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug oo tababar ku qabatay Magaalada Dhuusomareeb”Sawirro”

admin by admin
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug oo tababar ku qabatay Magaalada Dhuusomareeb”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaradda Arimaha guddaha, Federaalka iyo dib_u_heshiisiinta Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta tababar ugu soo xirtay shaqaale isugu jira kuwa Wasaaradda iyo xubno ka socday golleyaasha deegaanka ee degmooyinka qaar.

Tababarkan ayaa ku saabsanaa kor u qaadida awooda aqooneed ee shaqaalaha Wasaaradda arimaha Guddaha Galmudug ee hannaanka adeeg bixinta, ilaalinta xuquuqda caruurta iyo ka qayb_galka caruurta ee maamulka deegaanka, waxaana xiritaanka  tababarkan oo socday mudo afar maalmood ah qayb ka ahaa fal tusayaal ay shaqaaluhu ku muujiyeen fahamkooda kuwaa oo Agaasimaha waaxda Barakacayaaasha iyo xalalka waaara ee wasaaradda Arrimaha Gudaha, Galmudug mohamed Osman Ali (hureyre) uu gaban gabada howsha sharaxaad ka siiyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda ariamaha guddaha.

Related posts

Waxaa maalintii seddexaad galay shirweynahan Culimada Soomaaliyeed. 

Waxaa maalintii seddexaad galay shirweynahan Culimada Soomaaliyeed. 

November 26, 2025
Wasiirka Warfaafinta oo Qaahira uga qeyb-galaya Shirka 55-aad ee Wasiirrada Warfaafinta Carabta.

Wasiirka Warfaafinta oo Qaahira uga qeyb-galaya Shirka 55-aad ee Wasiirrada Warfaafinta Carabta.

November 26, 2025

Warsame Faarax Cabdi Agaasimaha guud ee Wasaaradda arimaha guddaha oo shaqalaahan ku booriyay ka soo dhalaalida howsha looga fadhiyo ee ah dhaqan galinta waxa la barey ayaa sidoo kale sheegay in casharadan muhiim u ahaayeen dadaajinta dowladnimada iyo in fahamkeeda laga soo bilaabo caruurnimada, iyadoo la adeegsanayo goobaha waxbarashada.

Previous Post

Senator Xasan Koboc oo lagu doortay Jowhar

Next Post

Kulanka dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta ka furmay Magaalada Jowhar “SAWIRRO”

Next Post
Kulanka dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta ka furmay Magaalada Jowhar “SAWIRRO”

Kulanka dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta ka furmay Magaalada Jowhar "SAWIRRO"

Waxaa maalintii seddexaad galay shirweynahan Culimada Soomaaliyeed. 

Waxaa maalintii seddexaad galay shirweynahan Culimada Soomaaliyeed. 

November 26, 2025
0

Shirweynahan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, ayaa maanta diiradda lagu saaray dood cilmiyeedyo kala...

Wasiirka Warfaafinta oo Qaahira uga qeyb-galaya Shirka 55-aad ee Wasiirrada Warfaafinta Carabta.

Wasiirka Warfaafinta oo Qaahira uga qeyb-galaya Shirka 55-aad ee Wasiirrada Warfaafinta Carabta.

November 26, 2025
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada...

War-murtiyeed laga soo soo-sooray Shirweynaha Labaad ee Hay’adda Aqoonsiga Qaranka.

War-murtiyeed laga soo soo-sooray Shirweynaha Labaad ee Hay’adda Aqoonsiga Qaranka.

November 26, 2025
0

War-murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirweynaha Labaad ee Hay’adda Aqoonsiga Qaranka, kaas oo maanta si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka daahfurtay Ololaha 16-ka maalmood ah ee la dagaallanka tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka.

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka daahfurtay Ololaha 16-ka maalmood ah ee la dagaallanka tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka.

November 26, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furtay ololaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In