Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Senator Xuseen Maxamed oo loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Senator Xuseen Maxamed oo loo sameeyay xaflad soo dhaweyn ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka qeyb galay xaflad lagu soo dhaweeynayay Senator Xuseen Maxamed Daahir oo ahaa Agaasimihii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed oo noqday Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare, kaasi oo Baydhabo lagu qabtey.

Xafladda waxaa kaloo ka qeyb galay Wasiirada Wasaaraddaha Caafimaadka, Waxbarashada ee Koonfur Galbeed, Agaasimayaal Guud, mas’uuliyiin kale iyo qeybaha kaladuwan ee Bulshada, kuwaasi oo qiray kaalintii uu ka geystay Wasaaradda Caafimaadka.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

August 5, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026

Senator Xuseen Maxamed Daahir oo ugu dambeyn ka hadlay madasha ayaa u mahadceliyey shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka iyo maamulka Wasaaradda intuba sida ay ula shaqeeyeen iyo sidoo kale Madaxdii xafladda ka qeyb gashay.

Wuxuu hadalkiisa kusoo gunaanaday dhacdadii ka dhacday Laas-caanood oo uu sheegay in ay dad badan kahadleen hadana ay u baahan tahay in laga dhabeeyo sidii loogu gargaari lahaa dadkii meesha laga soo musaafuriyay.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Guddoomiyihii Akadeemiye Goboleedka AfSoomaaliga ee AGA

Next Post

Ra’iisul wasaarihii dalka Austria oo is casilay

Next Post
Ra’iisul wasaarihii dalka Austria oo is casilay

Ra’iisul wasaarihii dalka Austria oo is casilay

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In