Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha booliska Garoonka Aadan Cadde oo booliska garoonka kula dardaarmay dardargelinta u adeegidda bulshada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Taliyaha booliska Garoonka Aadan Cadde oo booliska garoonka kula dardaarmay dardargelinta u adeegidda bulshada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Booliska Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Gaashaanle Dhexe Cabdifitaax Bashiir oo Booliska Garoonka kula dardaarmay inay dardargeliyaan Adeegga ay u hayaan Shacabka.

“Maadaama aan joogno isha Qaranka, waxaan idinkula dar daarmayaa in dadka aan u adeegeyno loo dhimriyo, looguna adeego si ilbaxnimo leh oo ay boolisnimo ku jirto, qof walba ayaad arkeysaa qof mas’uul ah, qof shacab ah, marka waxaa la idinka rabaa in qofkasta loogu adeego sida sharciga waafaqsan”. Ayuu yiri Taliyaha.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026

Taliyaha Booliska Garoonka Aadan Cadde ayaa faray ciidanka inay ixtiraam u muujiyaan shacabka ay u adeegayaan, ayna ilaaliyaan mas’uuliyadda loo igmaday oo aysan noqon kuwa maahsan oo aan shaqada la socon.

Gaashaanle Dhexe Cabdifitaax Bashiir ayaa uga mahadceliyay booliska shaqada adag ee ay bulshada u hayaan habeen iyo maalin, isagoo xusay in looga baahanyahay in askarigiiba laga rabo in uu yeesho toban indhood oo ay adkeeyaan waajibaadka loo igmaday.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Dhuusamareeb ku qabatey Xuska Maalinka faraxalka Adduunka “SAWIRRO”

Next Post

Xuska Maalinta cunnada Adduunka iyo Maalinta beeraleyda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xuska Maalinta cunnada Adduunka iyo Maalinta beeraleyda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Xuska Maalinta cunnada Adduunka iyo Maalinta beeraleyda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In