Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo oo loo furay tababar lagu tayaynayo aqoontooda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo oo loo furay tababar lagu tayaynayo aqoontooda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Dowlaha ahna Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Galmudug Mudane Axmed Xasan Cali (Axmed-dheere) ayaa tababar u furay Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo.

Tababarkan oo socodona muddo 11 maalin ah ayaa waxa lagu baranayaa ka wada qeyb galka Qorshaha Maareynta kharashka Dowladda ee Golaha Deegaanka degmada Gaalkacyo.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026

Agaasimaha Guuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug, Agaasimaha waaxda Dowladda Hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka, Duqa Degmada Gaalkacyo Galmudug, qaar ka mid ah shaqaalaha dowladda Hoose Galkacyo iyo xubnaha Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo ayaa ka qayb galay xafladda furitaanka tababarkaan.

Golaha Deegaanka oo ugu horeeyo Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa ka mahadceliyay tabarkaan oo ay sheegeen in uu aad muhiim ugu ahaa Maamulka Gaalkacyo, ayagoo codsaday in la siyaadiyo tababarada nuucaan oo kale ah.

Ugu Danbayn Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa balan qaaday in tabarada nuucaan oo kale ah iyo guud ahaan mashaariicaha lagu horumarinayo Dowladaha  Hoose la siyaadin doono.

Previous Post

Xuska Maalinta cunnada Adduunka iyo Maalinta beeraleyda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Tababarka dib u howl-gelinta Maktabadda Qaranka oo Muqdisho ka furmay “SAWIRRO”

Next Post
Tababarka dib u howl-gelinta Maktabadda Qaranka oo Muqdisho ka furmay “SAWIRRO”

Tababarka dib u howl-gelinta Maktabadda Qaranka oo Muqdisho ka furmay "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In