Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga gargaarka Guriceel ee uu soo magacaabay Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Guriceel “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga gargaarka Guriceel ee uu soo magacaabay Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Guriceel “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
https://radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2021/10/Astaanta-full.mp3

Guddigaan uu hogaaminayay Wasiirka gargaarka Galmudug ayaa ka kooban Wasiirada Maaliyadda, Gargaarka, Caafimaadka, Waxbarashada, Qorshaynta, Haweenka iyo Wasiiru dowlayaasha Arrimaha Galmudug iyo Amniga ayaa ka shaqayn doona sidii loo soo celin lahaa adeegyadii bulshada ee Guriceel ee istaagay intii ay joogeen kooxda hubaysan ee la magac baxday Ahlusunna.

Wasiirada ayaa indha indhayn kusoo sameeyay goobihii lagu dagaalamay, iyagoo intaas kadib warbaahinta kula hadlay magaalada oo ay sheegeen inay dib u soo celinayaan adeegyadii bulshada ee magaalada Guriceel.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Ugu dambayn Guddoomiyaha Degmada Guriceel ayaa soo dhaweeyay Wasiirada isagoo uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Guriceel iyo qorshaha uga degsan dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha.

Previous Post

Wasiirka Amniga Gudaha oo kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ‘SAWIRRO”

Next Post

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo bogaadiyey shaqaale tababar uga socda Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo bogaadiyey shaqaale tababar uga socda Muqdisho “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo bogaadiyey shaqaale tababar uga socda Muqdisho "SAWIRRO"

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In