Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Gudaha shirka toddobaadlaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga Gudaha shirka toddobaadlaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Fedeeraaka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shir guddoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ka dhacay xarunta dhexe ee hay’adda ku leedahey Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Amniga ayaa warbixino ka dhageystay Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Ku-xigeenada, iyo Agaasime waaxeedyada Hey’adda. Shirka ayaa lagu soo bandhigey warbixinada shaqo ee toddobaadkii la soo dhafaay iyo qorshayaasha toddobaadka soo socda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Shirka waxaa sidoo kale goobjoog ahaa Wasiiru dowlaha Amniga Gudaha Mudane Farxaan Cali Axmed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Mudane Yuusuf Cali Maxamed.

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Fedeeraaka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa mahadcelin iyo bogaadin u soo jeediyay Madaxda iyo Saraakiisha HSJ shaqada adag ay qaranka u hayaan, isagoo xusay inuu xog ogaal u yahay duruufaha adag ay ku shaqeeyaan howlwadeenada Hey’addu. Ugu dambeyn Wasiirka ayaa kula dardaarmay Agaasinka Guud iyo Agaasimayaasha waaxyaya in la joogteeyo shaqada isla markaana muujiyaan howlkarnimo iyo feejinnaan dheeri.

Previous Post

Deeq Raashin ah oo lagu wareejiyey Guddiga loo xilsaaray taakuleynta dadkii ka barakacay Guriceel “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In