Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caafimaadka

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Cadaysay Sheybaaradda loo Idmaday Bixinta Shahaadadda Baarista COVID-19

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Caafimaadka, Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Cadaysay Sheybaaradda loo Idmaday Bixinta Shahaadadda Baarista COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryelka Bulshada waxay mas’uul katahay Ilaalinta Iyo Bixinta Shahaadada baarista COVID-19 ee lasinayo Dadka ka dhoofayo Dalka. Wasaaradda Caafimaadka waxay ogolaansho shaqo siisay shaybaaro gaar loo leeyahay oo leh awooda baarista Xanuunka COVID-19, sheybaaradaas oo soo buuxiyay shuruudahii wasaaradda ay u dajisay tayada baarista ee xanuunksa COVID19.

Hadaba waxaa lagu wargalinayaa dadka ubaahan barista COVID-19 si ay u safraan in ay adeegyada baarista u doontaan goobaha iyo xarumaha sheybaarada ay wasaaraddu siiay ogolaanshada oo uu adeegi doono bushada lacag dhan $ 30 dollar sida lagu cadeeyay heshiiska adeeg bixinta ee labada dhinac.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026

F.G: Isbitaallada Dowlada waxay barista COVID-19 u samayn doonaan oo kaliya dadka xanuunsanaya ama ay Takhaatiirtu uga shakiyeen inuu qabo xanuunka balse ahayn ujeedo baris safar ee COVID-19, halka dadka safraya lagu baarayo xarumaha sheybaarada ay wasaaradda siisay ogolaanshada.

Lifaaqa hoose waa bayaanka CADEYN HEY’ADDA LOO IGMADAY BIXINTA

Adeeaga Baarista COVID-19 iyo Shahaadooyinka Safarka baritaanka Covid-19 ee ay Wasaradda ansixisay.

Previous Post

Tababar ku saabsan wacyi-galinta qaadashada Tallaalka COVID-19 oo lagu soo xiray Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka oo shir guddoomiyay kulanka Isbuuclaha ee Wasaaradda

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka oo shir guddoomiyay kulanka Isbuuclaha ee Wasaaradda

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka oo shir guddoomiyay kulanka Isbuuclaha ee Wasaaradda

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo...

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
0

Degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10...

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In