Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka qiimeynta iyo dib u-eegista horumarinta Waxbarashada oo la soo xiray “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Shirka qiimeynta iyo dib u-eegista horumarinta Waxbarashada oo la soo xiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Caabi Xasan ayaa soo xiray shirka qiimeynta iyo

Dib u-eegista Barnaamijka Caalamiga ah ee Iskaashiga Waxbarashada GPE, (GLOBAL PARTNERSHIP FOR EDUCATION) Kaasi oo ay kasoo qeyb galeen madax ka socotay Dowladda Federaalka, Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hey’addaha Caalmiga ah ee kala ah SAVE THE CHILDREEN, CARE INTERNATIONAL and CONCERN WORLD-WIDE.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Shirkaan ayaa ujeedadiisu aheyd sidii wax la iskaga waydiin lahaay dib-u-eegis, qiimeyna loogu sameyn lahaay waxyaabahii ka hirgaliyeeyn Mashaariicda GPE ee Heer Federaal, Dowladda Goboleed, Gobolka Banaadir 4tii bilood ee lasoo dhaafay. ayadoo oo dhinaca kalana la iska wareystay sidii la iskaga kaashan lahaay hirgelinta mashaariicda wax tar u leh bulshada, Waxbarashada dalka 4ta-bil ee soo socota, Shirka ayaa dhinaca kale talooyin muhiima looga dhageystay hey’addaha Caalamiga ah ee taageera Waxbarshadda Soomaaliya.

kulankaan ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad iyo in iskaashi balaaran laga sameeyo hirgelinta mashaariicda Waxbarashada si dhawna ay-u-wada shaqeeyaan Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka iyo Wasaaraddaha Waxbarashadda Dowlad Goboleedyada, Gobolka Banaadir iyo Deeq bixiyayaasha Caalamiga ah.

Previous Post

Kulankii labaad ee Qorshaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la daah furay

Next Post

Mas’uuliyiin loo furay tababar ku saabsan Maareynta Mashaariicda”SAWIRRO”

Next Post
Mas’uuliyiin loo furay tababar ku saabsan Maareynta Mashaariicda”SAWIRRO”

Mas’uuliyiin loo furay tababar ku saabsan Maareynta Mashaariicda”SAWIRRO”

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In