Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqaallo

Macalimad maamulaha Iskuulka u sheegtay inay is karaantiishay oo sawiro laga qaaday iyadoo dalxiis ku jirta

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Maqaallo
0
Macalimad maamulaha Iskuulka u sheegtay inay is karaantiishay oo sawiro laga qaaday iyadoo dalxiis ku jirta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Miss. Reid, ayaa maamulka iskuulka u sheegtay in ay la kulantay qof qaba COVID-19, sidaasna uu maamulkii iskuulku ku ogolaaday in ay karantiil ku qaadato gurigeeda. Madaama loo cabsaday ardaydda oo ku dhowaad 1000 arday ah, iyo shaqaalaha oo 170 kor u dhaafaya. Hase ahaatee, sawiro iyo muuqaalo ay ka qaaday gabar ardaydeeda ka mid ah, ayaa fashiliyey beentii macalimada, Kadib markii baraha bulshada lagu shaaciyey.

Gabadhan ardayadda ah, ayaa waxa ay muuqaalada ka duubtay macalimadda , xilli ay ku wada jireen saf ay ku sugayeen diyaaradihii ay raaci lahaayeen. Inkasta oo macalimada iyo gabadhu aaney isku diyaarad aheyn, hadana, labada diyaaradood waxa ay u wada socdeen dalka Turkiga.

Related posts

Warbixin: Xubinimada EAC waxay Soomaaliya iyo Gobalkaba u horseedi doontaa waa cusub oo Rajo, Xasilooni iyo Barwaaqo

Warbixin: Xubinimada EAC waxay Soomaaliya iyo Gobalkaba u horseedi doontaa waa cusub oo Rajo, Xasilooni iyo Barwaaqo

November 13, 2023
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

December 29, 2022

Mid ka mid ah, waalidiinta Ardaydda oo ka aragti dhiibanayey sawirada ayaa, macalimadda ku eedeeyey in ay iska dalxiiseyso ayada oo fasax been ah qaadaneysa, halka caruurta lagu ciqaabo, hadii ay xanuun u maqnaadaan.
Macallimadan ayaa waxaa ku socda baaris, inkasta oo ay iyadu diidan tahay in ay dalxiis aaday.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Kenya ee Soomaaliya xoojinta iskaashiga laba dhinaclaha

Next Post

Sama Sheeg 02-11-2021

Next Post
Sama Sheeg 02-11-2021

Sama Sheeg 02-11-2021

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In