Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Horjooge Maxamed Xasan oo isu soo dhiibay ciidanka XDS ee ku sugan Qoryooleey

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Horjooge Maxamed Xasan oo isu soo dhiibay ciidanka XDS ee ku sugan Qoryooleey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Horjooge Maxamed Xasan Macalin oo maleeshiyada Al-Shabaab u qaabilsanaa Maxkamadda Degmada Kurtun-waareey, isla markaana magaciisa Afgarashada yahay (Abu-Cali) ayaa xalay isu soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Horjooge Maxamed Xasan Macalin (Abu-cali) oo kooxaha argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa baad aruurinta maxkamad benaadka degmadaasi oo uu dadku ka qaadi jiray lacago baad ah.

Related posts

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026

Dhagar’qabe Maxamed Xasan ayaa shacabka Kurtun-waareey ku baadi jiray magaca diintenna suuban oo argagixisada ay ka been sheegteen.

Isa soo dhiibitaanka horjoogahan ayaa waxaa gacan weyn ka geystay saraakiisha difaaca degmadda Qoryooleey, kuwaasi oo u xaqiijiyay Warbaahinta Qaranka.

Waxaa isa soo taraya horjoogayaasha iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ka soo goosanaya argagixisada, kuwaasi oo ka faa’iideysanaya cafiska ay dowladda u fidisay.

Previous Post

Xuska Maalinta Oofwareenka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada ammaanka oo maleeshiyaadka Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga magaalada B/weyn

Next Post
Ciidamada ammaanka oo maleeshiyaadka Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga magaalada B/weyn

Ciidamada ammaanka oo maleeshiyaadka Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga magaalada B/weyn

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

July 27, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...

Hoggaamiyaha KGS oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusay sannad-guurada 5-aad ee Ololaha Nadaafadda Xeebaha

July 27, 2026
0

Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In