Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka ku ganacsada Waajid oo ka cabanaya xaaladda go’doonka ah oo ay ku jirto Waajid “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Haweenka ku ganacsada Waajid oo ka cabanaya xaaladda go’doonka ah oo ay ku jirto Waajid “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Haweenka ku ganacsatada suuqa khudaarta magaalada Waajid oo ka cabanaya sida ganacsigooda u saameeyey Hilib la’aanta iyo go’doonka saaran waddooyinka soo gala magaalada waajid.

Goobaha ay ka midka yihiin kawaanka hilibka lagu iibiyo iyo miisaska yar yar ee khudaarta degmada Waajid waa meelaha ugu badan ee haweenka ay ku ganacsadaan, hase ahaatee waxa ay ka baaqayaan suuq la’aan oo waxa ciriiri ku jiray keenista xoolaha maadaama magaalada go’doon ku jirta, hadana ay ugu darsantay daaq la’aan iyo biyo la’aanta oo xoolaha ku sababtay in ay caato noqdaa. Dadkii khudaarta cagaaran ku beeranayayna beeraha khudaarta xaafadaha magaalada Waajidna roob la’aanta iyo biyo yarida ka saamaysay taas waxay kor u qaaday in sicir barar ku yimaado qiimaha hilibka iyo khudaarta.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026

Qaar ka mid ah haweenka ku ganacsada kawaanka ayaa ka warbixiyey isbedelka ay dareemayaan, waxaana hay’adaha ka codsadeen in ganacsiga lookabo si nolol maameedka qoyska ay u dabaraan maadaama haweenka Soomaaliyeed intooda badan ay yihiin kuwo u taagan soosaarida nolosha qoyska.

Inkastoo xaalado adag oo dhanka nolosha ay wajahayaan bulshada ku nool gudaha magaalada Waajid hadana maalin walba waxa ku soo qul qulaya barakacayaal hor leh oo deegaanadooda uga soo barakacaya abaarta iyo dhibaatada ay ku hayaan maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo xarunta dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay Madaxda Shirkada Forset Group “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada XFS iyo Galmudug

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada XFS iyo Galmudug

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada XFS iyo Galmudug

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In