Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobaleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa hay’adda UNDP Soomaaliya Mr Jocelyn Mason.
Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta mashaariicda UNDP ka fuliso Puntland, dardargelinta qorsheyaasha socda iyo xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee UNDP iyo Puntland.