Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agabka ka hortagga COVID-19 oo la gaarsiiyay xarumo ku yaala Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo
Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle iyo hay’adda WHO oo ka mid ah hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa si wadajir ah u gaarsiiyay agabka ka hortagga COVID-19 goobo ay ka mid yihiin Isbitaalka, Intarsoos ee magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle, garoonka diyaaraha Maxamed dheere. Iyo Iskuulka , Imaamu shaafici, oo ka mid ah Iskuuluda ku yaal Jowhar.

Agabkaani ayaa ahaa Afxir loogu talagalay in la gaarsiiyo goobaha bulshada loogu adeego. Tirada afsaabka lagaa siiyay gobahaan ayaa garayso dhowr iyo sodon kun.

Related posts

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026

Munaasabadda Agabkaani lagu wareejinayay ayaa waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Agaasimaha, Isbitaalka, Intersoos Cabdiraxmaan Cali Cabdiraxmaan, Maamulaha, Iskuulka Imaamu Shaafici, Tifoow Qaylshe, iyo Maareeyaha, Garoonka Diyaaradaha Maxamed Dheere Mukhtaar Raatib iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda caafimaada ka Hirshabeele,iyo WHO.

Qaar ka mid ah ardayda wax kabarata iskuulka Imaaushaafiici, iyo maamulaha iskuulka Tifow Qaylshe, ayaa bogaadiyay Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle, iyo hay’dda WHO dadaalka ay ku jiraan sidii bulshada loo sama tabixin lahaa.

Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobalka Shabeelaha Dhexe Ibraahim Cabdulqaadir Xaaji iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Ismaaciil Cabdiqaasim {kabooli} ayaa sheegay inay u heelanyihiin had iyo jeer u adeegidda bulshada.

Previous Post

Garoonka Diyaaradaha ee Berbera oo la daah furay

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddi Wasiiro ah oo ka shaqeynaya u gurmashada dadka la il-daran abaaraha

Next Post
Ra’iisal wasaaraha XFS oo Wasiirka amniga uga tacsiyeeyay geerida Hooyadii Xabiiba Cariif Weydow

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddi Wasiiro ah oo ka shaqeynaya u gurmashada dadka la il-daran abaaraha

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In