Saturday, May 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga arrinsanayo xoojinta Amniga Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Kulan looga arrinsanayo xoojinta Amniga Gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka looga hadlayay xoojinta amniga iyo nabad galyada Gobalka Mudug ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiinta maamulka Gobalka iyo degmada, saaraakisha laamaha amniga, la taliyaha Madaxweynaha Galmudug ee dhinaca Ammaanka Jenaraal Cabdi Jaamac Cabdulle iyo Mas’uuliyiinta hay’adaha garsoorka Galmudug iyo odayaasha dhaqanka

Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo Injineer Maxamed Cabdi Cilmi oo ugu horeyn ka warbixiyay ajandaha kulanka ayaa xusay inay tahay adkeynta amniga.

Related posts

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026

Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo isna ka hadlay xaaladda ee gobalka iyo dhibatooyinka xiligaan u baahan in wax laga qabto ayaa ku booriyay laamaha amniga inay dar dargeliyaan xoojinta Nabadgelyada.

Ugu danbeyn waxaa kulanka ka hadlay la Taliyaha dhanka Amniga ee Madaxweynaha Galmudug Jenaraal Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka Mudug Abuukate Cabdirisaaq Cali Yuusuf, oo fariin culus u diray cid kasta oo qeyb ka ah amni darada magaalada in lagu qaban doono gacan bir ah.

Previous Post

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo ka hadashay xaquuqda carruurta “SAWIRRO”

Next Post

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

Hay’adaha cadaaladda oo xoojinaya wada-shaqeyntooda

May 8, 2026
0

Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In