Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Shaqada oo Digniin u dirtay shaqaalaha rayidka Dowladda ee imaan waayay goobahooda shaqo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Shaqada oo Digniin u dirtay shaqaalaha rayidka Dowladda ee imaan waayay goobahooda shaqo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa shir guddoominayay kulan uu la qaatay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullahi Maxamed Cali iyo Agaasimayaasha Waaxyaha ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, waxaana looga hadlay hadal dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Shaqada oo ujeedadiisu ahayd soo celinta Shaqaalaha. isla markaana digniin ku socota qaar ka mid ah shaqaalaha rayidka dowladda loogu diray taas oo ku aadan soo xaadiridda goobahooda shaqada.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa u sheegay Agaasimayaasha in ay la xisaabtamayaan Shaqaalaha Waaxyaha ka howlgala, isla markaana ay soo sheegaan shaqaalaha maqan, maadaama Agaasime Waaxeedyada ay mas’uul ka yihiin shaqaalaha ku qoran waaxyahood.

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026

Wasiiru dowlaha Wasaaradda shaqada oo ka hadlay nooca digniinta ayaa sheegay in laga joojin doono mushaarka shaqaalaha aan gudaneyn waajibaadka saaran, soona xaadireyn goobta shaqada waxuu yiri Wasiiru dowlaha “Agaasimayaasha waaxyaha mas’uulka ka ah shaqaalaha HR waa in ay u hogaansamaan sharciga L11 ee shaqaalaha rayidka ah oo ay u akhriyaan xeerka anshaxa shaqada (Labor Code of Conduct) oo lagu qasbo in ay soo xaadiraan goobahooda shaqo.”

Kulanka ayaa kusoo dhamaaday jawi is afgarad ah. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa kula dar daarmay dhamaan shaqaalaha rayidka ah in ay iska xaadiriyaan goobahooda shaqo.

Previous Post

Mahad Cabdala Cawad oo Baarlamaka Galmudug ugu hambalyeeyay Ansixinta Degmada Xeraale

Next Post

President Farmajo warns against changes made upon the Sept. 17 agreement

Next Post
President Farmajo warns against changes made upon the Sept. 17 agreement

President Farmajo warns against changes made upon the Sept. 17 agreement

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In