Tuesday, August 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland oo soo geba gebeeyay doorashada 6 kursi

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland oo soo geba gebeeyay doorashada 6 kursi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaan maanta soo gaba gabeeyey doorashada xildhibaannada u tartamayay kuraasta 6-da ah ee la shaaciyey 23-December-2021 waxaana goob joog ahaa xubno ka tirsan Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal.

HOP 203 Waxaa ku guuleestay
Hamse Cabdi Barre.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

August 18, 2026
Madaxweynaha JFS oo kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta Gaalkacyo 

Madaxweynaha JFS oo kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta Gaalkacyo 

August 18, 2026

HOP 108 Waxaa ku guuleestay Maxamed Cali Cumar.

HOP-113 Waxaa ku guuleesatay Maryan Aweys Jaamac.

HOP-134 Waxaa ku guuleesatay
Sahra Jaamac Cali.

HOP-082 Waxaa ku guuleestay Cabdirashiid Jire Qalinle.

HOP-217 Waxaa ku guuleestay
Xasan Cabdi Ismaaciil.

Previous Post

Dhuusamareeb oo dhawaan marti gelindoonta shirweynaha dhaqanka

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho "SAWIRRO"

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

August 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee JFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka guddoomay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar...

Madaxweynaha JFS oo kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta Gaalkacyo 

Madaxweynaha JFS oo kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta Gaalkacyo 

August 18, 2026
0

Gaalkacyo, Agoosto, 18, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof....

Wasiirka Gashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo booqasho shaqo ku tegay xarunta Danab ee Gaalkacyo

Wasiirka Gashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo booqasho shaqo ku tegay xarunta Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...

Wasiir Cali Xoosh oo Shacabka Soomaaliyeed uga digay fatahaadaha laga cabsida qabo

Wasiir Cali Xoosh oo Shacabka Soomaaliyeed uga digay fatahaadaha laga cabsida qabo

August 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatar la xiriirta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In