Sunday, June 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Garoowe oo looga digay inay ku milmaan colaad beeleedyo ka dhacay deegaanka Saaxi Maygaag

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Doorashada Aqalka Hoose oo goordhaw ka bilaabaneysa magaalada Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka oo si wada jir ah baaq Nabadeed uga diray Colaadii Saaxo Maygaag, isla markaana digniin u diray cid kasta oo isku dayda khal khal galinta Amniga iyo Shaqaaqo ka dhacda Gudaha magaalada Garoowe.

Shir Jaraaid oo ay si wada jir ah u qabteen Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cawil Maxamud Xasan iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Nugaal Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayna goob joog ka ahaayeen Saraakiisha Amniga Gobalka ayay Baaq nabadeed ugu direen Beelaha walaalaha ay ee ay dirirtu ku dhexmartay deegaanada Saaxo Maygaag iyo Sanga Jabiye tilmaamayna in nabadda la qaato xal waarana laga gaaro colaadani.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026

Taliye Xuseen ayaa dhanka kale ku booriyay Bulshada Gobalka Nugaal, gaar ahaan Caasimadda Puntland ee Garoowe ka shaqaynta nabadda iyo in laga fogaado wax kasta oo abuuri kara amni daro iyo shaqaaqo wada jira.

Cawil Maxamuud Xasan Guddoomiyaha Gobalka Nugaal ayaa dhankiisa Nabad ku baaqay bulshada caasimadana uga digay falal ka qayb qaadan kara hurinta colaad beeleedyada.

Xaaladda deegaanka Saaxo Maygaag oo ay shalay ku dagaalameen Beelo walaalo ah oo halkaas wada daga ayaa laga soo sheegayaa daganaansho, waxaana ku baxay deegaanadaasi Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cismaan Cilmi Karash iyo Isimo kala duwan oo xal doonayaal ah.

Previous Post

Kumanaan duulimaadyo oo loo baajiyay duufaanno, baraf iyo masiibada Corona’ dunidda oo dhan

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ka fuliyay Shabeellaha Hoose

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In