Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

UNICEF oo agab fayadhowrka ka qeybisay dalka Libya

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Afrika, Wararka
0
UNICEF oo agab fayadhowrka ka qeybisay dalka Libya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sanduuqa Carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobe ee loo soo gaabiyo UNICEF ayaa warbixin uu soo saaray Khamiista maanta ah ku sheegay in uu qeybiyay agab Caafimaad oo loogu talagalay in la siiyo Carruurta wax ka barta iskuulada ku yaalla dalka Libya.

Agabka UNICEF ay qeybisay ayaa waxaa ku jira kuwa loogu talagalay in lagula tacaalo xanuunka safmarka ah ee COVID -19 oo dunidda saameeyay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“UNICEF waxa ay bishan billowday in ay qeybiso markii labaad qalab loogu talagalay ardayda ku laabanaya waxbarashada dugsiyada, waana qalab wax badan u tari doona ardayda wax ka barta iskuulada,” UNICEF ayaa sidaas ku tiri qoraal ay soo saartay.

Qorshahan ayaa waxaa ka faa’ideysanaya 39,000 oo arday iyo macalimiin wax ka dhiga in ka badan 60 Iskuul oo ku yaalla gobolka Galbeedka oo ay ku jiraan magaalooyinka Zultun, Regdalin, Ajaylaat iyo Al-jamil, ayaa lagu yiri warka qoraalka ee UNICEF.

Liibiya ayaa ilaa hadda waxaa laga soo weriyay kiisas ka badan 391,633 oo COVID-19 ah, iyo 5,752 dhimasho ah, sida ay sheegtay Xarunta Qaranka ee Xakamaynta Cudurrada Liibiya.

Xaruntu waxay sidoo kale xaqiijisay in dad ka badan hal milyan oo qof ay heleen qiyaaskoodii ugu horreeyay ee tallaalka COVID-19 halka dad ka badan 8kun ay heleen laba tallaal.

Previous Post

Shir looga arrinsanayo xafladaha ay qabsadaan dhallinyarada fannaaniinta ah oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

Kuuriyada Waqooyi oo gantaalkii labaad tijaabisay 

Next Post
Woqooyiga Kuuriyada oo hakisay tijaabada hubka niyuklerka

Kuuriyada Waqooyi oo gantaalkii labaad tijaabisay 

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In