Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cutubyo ka tirsan CXDS oo Tababar loogu soo xiray Baydhabo “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Cutubyo ka tirsan CXDS oo Tababar loogu soo xiray Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cutubyo ka tirsan Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dufcadii 9aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo tababar ugu soo xirey Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Maxamed Sheekh Cabdullahi (Ciirow)

Waxaa Munaasabada xiritaanka tababarka ka soo qeyb galey Wasiirka Amniga Isxaaq Cali Subug, Wasiirka Warfaafinta koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nur ,Agaasimiyaal ,Saraakiil kala Socodey Ciidamada Xoogga Dalka ,Booliska, Nabadsugida ,Asluubta, Amisom iyo UK.

Related posts

Mudanayaasha Labada Aqal oo soo gabagabeeyay doodda Cutubka 5-aad ee Dastuurka KMG ah

Mudanayaasha Labada Aqal oo soo gabagabeeyay doodda Cutubka 5-aad ee Dastuurka KMG ah

February 11, 2026
Danjire Jabriil oo ka qeybgalay kulanka Diblomaasiyiinta iyo Madaxweynaha Kenya

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay kulanka Diblomaasiyiinta iyo Madaxweynaha Kenya

February 11, 2026

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Qeybta 60aad Dufcadii 9aad oo tababarka u soo xirmay ayaa lagula dardaamay inay siwanaagsan u gudtaan waajibka jaaran

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya

Mudanayaasha Labada Aqal oo soo gabagabeeyay doodda Cutubka 5-aad ee Dastuurka KMG ah

Mudanayaasha Labada Aqal oo soo gabagabeeyay doodda Cutubka 5-aad ee Dastuurka KMG ah

February 11, 2026
0

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 13-aad, waxaana...

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay kulanka Diblomaasiyiinta iyo Madaxweynaha Kenya

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay kulanka Diblomaasiyiinta iyo Madaxweynaha Kenya

February 11, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle , ayaa ka qeyb galay kulankii Sanadlaha ah ee Diblomaasiyadeed ee Bilowga...

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay Danjiraha Shiinaha

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay Danjiraha Shiinaha

February 11, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga...

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

February 11, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In