Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Masar oo qaabilay Wasiirka Batroolka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo qaabilay Wasiirka Batroolka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdirashid Maxamed Axmed oo booqasho ku tegay xarunta Safaaradda.

Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa Wasiirka Sharaxaad guud ka siiyay howlaha Safaaradda iyo isbedaladda xoogga leh ee ka socda Safaaradda.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026

Wasiirka oo la kulmay Diblomaasiyiinta ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay booqashadda uu ku tegay xarunta Safaaradda, isagoo xusay inu Danjire Ilyaas Sheekh Cumar uu ku bogaadinayo Horumarka balaaran ee ka muuqda qeybaha kalla duwan ee Safaaradda.

“Muddo badan ayaan aqaan Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, aniga oo Wasiirka Ganacsiga ah ayaan imid Masar xiligaas waxa uu kamid ahaa Diblomaasiyiinta safaaradda, runtii wa nin dhalinyaro ah oo firfircoon, waxaan ku kalsoonahay khibradda, howlkarnimadda iyo kartida uu leeyahay, marqaati ayaa ka tihiin isbedelka hadda idiin kaga muuqda safaaradda, dhowr mar oo aan imid safaaradda maanta ayey ugu wanaagsan tahay, marka waxaan idin kulla talinayaa in la dhinac istaago oo si fiican lagula shaqeeyo safiirka.” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Batroolka.

Previous Post

Shil gaari oo maanta ka dhacay Garoowe

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay danjiraha Imaraadka Carabta oo booqasho ugu yimid

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay danjiraha Imaraadka Carabta oo booqasho ugu yimid

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay danjiraha Imaraadka Carabta oo booqasho ugu yimid

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
0

War-saxaafadeed: Ansixinta Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa (NACS - 2026–2030).  

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku...

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In