Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya iyo IMF oo kawada hadlay Arrimaha deyn cafinta Soomaaliya.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya iyo IMF oo kawada hadlay Arrimaha deyn cafinta Soomaaliya.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka maaliyadda xukumadda fedederaalka Dr.C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qeyb-galay shirka ay la yeesheen madax sar sare oo ka tirsan hay’adda Lacagta aduunka ee IMF.

Shirkaan ayaa diirada lagu saaray dib u habyenta maaliyadda iyo iskaashiaga labada dhinac

Related posts

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026

 “Waxa aan maanta sii wadnay wadahadalladeenii joogtada ahaa ee ku saabsanaa dib-u-habaynta Maaliyadda oo aan la yeelanay xubnaha sare ee Hey’adda IMF”

“Iskaashigeena ayaa keenaya natiijooyin xiriir oo wax ku ool ah oo aan la yeelano saaxiibadeena muhiimka ah ee gacanta weyn ka geystay isbadalka iyo dib-u-habaynta dhaqaale ee Soomaaliya”

Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in sidoo kale shirkan uu Gogol-Xaar u yahay kulan weyn oo socon doona muddo dhan 15 maalmood ah bisha soo socota ee February 2022 oo ay yeelanayaan Soomaaliya Soomaaliya iyo hay’adda lacagta aduunka ee IMF.

Tags: Dowladda Soomaaliya iyo IMF oo kawada hadlay Arrimaha deyn cafinta Soomaaliya.
Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay danjiraha Imaraadka Carabta oo booqasho ugu yimid

Next Post

Madaxda Warfaafinta XFS oo diray hambalyo ku aadan Xuska 21-ka Janaayo

Next Post
Madaxda Warfaafinta XFS oo diray hambalyo ku aadan Xuska 21-ka Janaayo

Madaxda Warfaafinta XFS oo diray hambalyo ku aadan Xuska 21-ka Janaayo

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

October 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay George Conway, Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In