Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka A/Dibada oo ka qeyb galay daahfurka buuga diplomaasiyadda iyo dunida

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka A/Dibada oo ka qeyb galay daahfurka buuga diplomaasiyadda iyo dunida
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirk Wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisacid Muuse ayaa ka qeyb galay daahfurka buuga Dublomaasiyadda iyo Dunida oo uu qoray danjire Cabdi Shire Warsame oo ah rug cadaa ku xeel dheer arrimaha dublomaasiyada iyo Sooyaalka siyaasada kaas oo Wasaaradda Arrimaha Dibada ka soo shaqeynayay in ka badan 40 sano.

Munaasabada daahfurkaan buugan ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiiro, Senatoro, Xildhibaano, Diblomaasiyiin, aqoon yahano iyo bahda aqriska iyo qoraalka waxaana buuga si weyn loogu falanqeeyay macaamilka diblomaasiyada isaga oo ka mid noqonaya buugaagta afka Soomaaliga ku qoran ee dhif iyo naadir ka ah kuwaas oo ka hadkaya arrimaha diblomaasiyada iyo habmaamuuskooda.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Aqoonyahanada iyo Mas’uuliyiinta goobjooga Ka ahaa daahfurka buuga ayaa uga mahadceliyay qoraha buuga, luuqada uu ku qoranyahay iyo in aqoontiisa iyo qibrada uu buulshada la wadaagay.

Danjire Abdi Shire Warsame oo ah qoraha buuga ayaa sharaxaad ka bixyay fahamka uu buugaan siinayo qofka aqristaha ah.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibada Abadi Saciid Muuse ayaa sheegay in buugaan muhiim yahay dadkana looga baahan yahay inay diblomaasiyada Fahmaan.

Previous Post

Cabdinuur Cali Aadan oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka

Next Post

6-Xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Kismaayo

Next Post
6-Xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Kismaayo

6-Xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Kismaayo

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In