Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb gaaray “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb kaddib markii uu safar shaqo ku tegay deegaanno ka tirsan waqooyiga gobolka Galgaduud,iyo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Madaxweyne xigeenka iyo wefdigiisa waxaa garoonka Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey maamulka caasimada, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

August 5, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

August 5, 2026

Previous Post

Laftagareen oo Tababar usoo Xiray Ciidan si gaar ah Utababaran

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo tababar u soo xiray shaqaale Caafimaad “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka oo tababar u soo xiray shaqaale Caafimaad “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka oo tababar u soo xiray shaqaale Caafimaad "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay Reena Ghelani, oo ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

August 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In