Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka cadaaladda XFS oo la kulmay safiirka Netherlands

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka cadaaladda XFS oo la kulmay safiirka Netherlands
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr.Garsoorka Soomaaliya iyo Kuxigeenka Safiirka Wadanka Netherlands oo ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta kadhaxeysa Safaaradda iyo Wasaaradda.

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho rasmi ah ku tegey Xafiiska Safaaradda Netherlands ee Soomaaliya ayaa kulan la qaatay ku-xigeenka Safiirka Safaarada Ms. Laurie Visser iyo Lataliyaha sare ee sareynta sharciga (rule of law expert) iyo Siyaasadda Ms.Elin Hilwig.

Related posts

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026

Wasiirka ayaa safiirka kala hadlay xoojinta wadashaqeynta iyo garab-istaaga bahda Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya. sidoo kale kulan wasiirka waxaa kuwehliyey Lataliyaha sare ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda Mr. Ibraahim Abdullahi Adam.

Ugu dambeyn, iyada oo la eegayo xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka-dhexeeya Safaaradda Netherlands iyo Wasaaradda Cadaaladda XFS waxay isku raaceen in Safaaraddu qeyb muhiim ka ah kaqaadato Mashruucyada lagu tayeynayo sare u qaadista adeegyada Cadaaladda ee Dalka

Previous Post

Somalia and Sweden discuss improving judicial services in the country

Next Post

Guddiga doorashooyinka K/Galbeed oo shaaciyay kuraasta dhawaan lagu dooran doona Baraawe

Next Post
Guddiga doorashooyinka K/Galbeed oo shaaciyay kuraasta dhawaan lagu dooran doona Baraawe

Guddiga doorashooyinka K/Galbeed oo shaaciyay kuraasta dhawaan lagu dooran doona Baraawe

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In