Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir ku saabsan horumarinta Waxbarashada oo ka furmay Nairobi “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shir ku saabsan horumarinta Waxbarashada oo ka furmay Nairobi “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socday Wasaaradda Waxbarshda dawladda Federaalka Soomaliya oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xasan, ayna qeyb ka yihiin Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Waxbarashada dawlad Goboleedyada dalka, ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Nairobi madaxda Bankiga Adduunka ee mashruuca Qarashaadka soo Laalaabta iyo Dib u habeynta Maaliyadeed, ee afka qalaad loogu soo gaabiyo (RCRF), kaasi oo looga hadli doono guulahii laga gaaray masharuuca horumarinta Waxbarashada ee sanadkii 2021, caqabadaha iyo qorshe Hawlayd-yada sanadka 2022, ayada oo ay madaxdu doodo iyo fallanqeyn ka yeelan doonaan sidii loo ballaarin lahaa adeegyada Waxbarashada iyo tayeynta Waxbarashada dalka ee uu maalgeliyo mashruuca (RCRF).

Shirkaan oo socon doona muddo Afar maalmood ah ayaa diiradda lagu saari doonaa sii joogteynta guulaha laga gaaray mashruuca gaarsiinta adeegyada Waxbarashada, dar-dar-gelinta qorshaha kormeerka iskuulada iyo tayeyntooda.

Related posts

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026

Sidoo kale Wasaaradda Waxbarashada ayaa soo bandhigtay qorshaha kormeerka iskuulada dalka ee danabaysan (Digitilzed System) kaasi oo ay diyaarisay Wasaaraddu dhawaana lagu sameeyey tijaabo ku dhawaad 60 Iskuul oo isugu jiray maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kalunka kusoo bandhigtay qorshaha kormeerka Qaran ee lagu kormeeri doono guud ahaan iskuulada dalka, si tayada Waxbarashada kor loogu qaado, loona gaarsiiyo Waxbarashada dalka heerarka caalamiga ah iyo kan Gobolka Geeska Afrika intuba.

Previous Post

Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay musharixiinta buuxiyay sharuudaha

Next Post

Sawirro: Qodobo muhiim ah oo looga hadlay kulan uu RW Rooble la yeeshay Sheekh Maxamed Bin Zaayid

Next Post
Sawirro: Qodobo muhiim ah oo looga hadlay kulan uu RW Rooble la yeeshay Sheekh Maxamed Bin Zaayid

Sawirro: Qodobo muhiim ah oo looga hadlay kulan uu RW Rooble la yeeshay Sheekh Maxamed Bin Zaayid

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In