Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya  oo la kulmay Danjiraha Qadar

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya  oo la kulmay Danjiraha Qadar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qadar ee Soomaaliya Mudane Xasan Bin Xamsa Hashem waxayna kawada hadleen iskaashiga labada dal iyo sidii kor loogu  qaadi lahaa.

Ugu horrayn Danjire Xasan ayaa Wasiirka warbixin kasiiyay iskaashiga labada dal iyo sida saaxiibtinimadda leh ee dawladda Qadar uga qayb qaadanayso dib u dhiska Soomaaliya.

Related posts

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026

Wuxuu sheegay in Soomaaliya ay ka fuliyeen mashaariic horumarineed haatan ay diyaar u yihiin in intaas ka badan labada dal horumarkooda iska kaashadaan.

Wasiirka Gaadiidka Duran Farah ayaa ka mahad celiyay taageerada Qadar ee Soomaaliya, iyadoona dhankiisa uu sheegay in muhiimad wayn ay leedahay iskaashi dhanka duulimaadyadda iyo horumarinta Garoomada diyaaradaha ah inuu dhex maro dawladdaha Soomaaliya iyo Qadar.

Ugu dambayn Wasiir Duran Farah ayaa adkeeyay iskaashiga labada dal ee Soomaaliya iyo Qadar.Wasiirka Gaadiidka Soomaliya  oo la kulmay Danjiraha Qadar.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Safiirka Dowladda Mareykanka

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay dhallinyarada Beledweyne “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay dhallinyarada Beledweyne “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay dhallinyarada Beledweyne "SAWIRRO"

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Dekadda Muqdisho oo ku talaabsatay wax qabad taariikhi ah

Dekadda Muqdisho oo ku talaabsatay wax qabad taariikhi ah

February 2, 2026
0

Bishii dhamaatay ee Janaayo 2026, Dekedda Muqdisho ayaa gaartay waxqabad taariikhi ah, iyadoo la diiwaangeliyey xamuulka konteenarradii ugu badnaa ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In