Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada kuraastii Dhuusamareeb oo lasoo gabagabeeyey iyo xubno la doortay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Doorashada kuraastii Dhuusamareeb oo lasoo gabagabeeyey iyo xubno la doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ku qabtay doorashada Afartii kursi ee ugu dambeeysay kuraasta taalla Magaalada Dhuusamareeb.

Kursigii horeeyay ee saakay Hop#012 waxaa ku geeleysay Yuusuf Xeyle Jimcaale oo markale ku matali doono golaha shacabaka ee Barlamaanka 11 aad ee dalka.

Related posts

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Faaiso Maxamed Jeyte ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#048 ee golaha shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

halka doorashada kursiga sedexaad uu ku guuleysay Cabdirisaaq Aadan Warsame oo tartamayay kursiga nambarkiisu yahay Hop#137

Saabir Nuur Shuuriye oo afartii sano lasoo dhaafay ka mid ahaa golaha shacabka ee barlamaanka dalka ayaa isna markale ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#071 waana xubinta ugu dambeysay 26-ka kursi oo doorashadoodu ay ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug.

Tags: Doorashada Kuraasta golaha shacabka ee taala Dhuusamareeb oo lasoo gabagabeeyay
Previous Post

Dagaalka Ruushku kawado Ukraine oo galay maalintii labaad

Next Post

Maamulka iyo shacabka Gaalkacyo oo ku dhaqaaqay  olole nadaafadeed

Next Post
Maamulka iyo shacabka Gaalkacyo oo ku dhaqaaqay  olole nadaafadeed

Maamulka iyo shacabka Gaalkacyo oo ku dhaqaaqay  olole nadaafadeed

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In