Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismaha Daladda Midowga Diyaaradaha oo laga shiray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Dhismaha Daladda Midowga Diyaaradaha oo laga shiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta la shiray masuuliyiin ka socday Diyaaradaha ka hawlgala dalka, iyadoo mudooyinkii dambe dadaal xoogan Wasaaraddu ku bixinaysay dhismaha Midowga diyaardaha.

Shirkaan waxaa ka qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Cali Gacal, Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah SCAA Axmed Macalin iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dawladda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cali iyo masuuliyiin kale.

Related posts

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026

Shirkaan ayaa intii uu socday lagu gorfeeyay muhiimadda ay leedahay dhismaha daladda ay ku midaysan yihiin diyaardaha dalka ka hawlgala, waxaana si wada jira loo qiray in xiligaan baahi wayn loo qabo.

Masuuliyiin ka socday Diyaardaha ka hawlgala dalka ayaa si wada jira u sheegay in dhankooda ay baahi wayn u qabaan dhismaha maamulka sare ee daladda, waxaana ay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawadda uga mahad celiyeen dadaalka uu galiyay in la helo Daladda Miwdoga Diyaardaha.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kula dardaarmay Masuuliyiinta ka socday Diyaardaha ka hawlgala dalka inay si deg deg ah u doortaan hogaankooda, waxaana uu intaas raaciyay in helista daladda Midowga Diyaardaha ay sahlayso isla xisaabtan iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa hay’adaha kala duwan ee duulimaadyada ka shaqeeya.

Khamiista Todobaadkaan ayaa la filayaa in la doorto Hogaanka daladda Midowga Diyaardaha ka hawlgala dalka.

Previous Post

Dardargalinta Gurmadka Abaaraha oo laga shiray “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha iyo Amiirka Qatar oo yeeshay kulan miro-dhal ah “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha iyo Amiirka Qatar oo yeeshay kulan miro-dhal ah “SAWIRRO”

Madaxweynaha iyo Amiirka Qatar oo yeeshay kulan miro-dhal ah "SAWIRRO"

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In