Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubbaland ee Garbahaareey oo uu ka dhageystay warbixin ku saaabsan socdaalkoodii Kismaayo.
U jeedka safarka Qorshaha safarka guddigu ku tagayaan Garbahaareey, si ay wadatashiyo ula soo yeeshaan qeybaha kala duwan ee bulshada.