Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Askar ka tirsan Ciidanka Daraawiishta

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo qasaare Xoogan gaarsiiyay Maleeshiyaadka Al-shabaab.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaan Ciidamada Dowlad Gobaleedka  Puntland gaar ahaan Ciidamada Daraawiishta heerakooda kala duwan uga tacsiyeynaya Shilka Gaari ee Ciidamada ku galeen inta u dhexeysa Qardho iyo Garoowe, oo la ii soo sheegay in ay ku geeriyoodeen Lix Askari oo ka tirsanaa Ciidamada.

Si gaar ah waxaan tacsi ugu dirayaa Taliyaha Ururka Afraad ee Dayax ee Ciidamada Daraawiishta Puntland Gashaanle Sare Mubaarik Maxamed Warsame iyo Saraakiisha kale ee Ciidamadaasi oo aan uga tacsiyeynayo geerida AHUN Kabtan Khadar Cabdi Jalfis iyo Shan Askari oo kale oo shilkaasi ku geeriyooday.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026

“Ciidamadeena waa laf-dhabarteena, inaga ayeeyna inaga wada baxeen, Alle janadii ha geeyo Askarta geeriyootay inta dhaawaca ahna alle ha u boogga dhayo, eheladii iyo qoysaskii ay ka geeriyoodeena alle Samir iyo iimaan ha kasiiyo”.ayuu yiri Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

Previous Post

Wasiirka Amniga Gudaha oo shir guddoomiyay Kulan looga hadlay Amniga doorashooyinka “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In