Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyay Ciidamada Puntland sida ay marwalbo heegan ugu yihiin ka shaqeynta Amniga, Guulaha laga gaaray Argagixisada iyo adkaynta Amniga Gudaha iyo dibadda Puntland xilli uu dalku ku jiro marxalad Doorasho.
Dhismaha Ciidamada iyo tayeenta waxay ka mid aheyd ballan qaadyadii Madaxweynaha waana lagu guuleystay, Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Ciidamada in ay sii laba jibaaraan dadaalkooda ku aadan sugida amniga .