Shir jaraa’iid oo ay maanta ku qabteen Magaaladda Jowhar Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Hirshabeelle ee xuuquuqda Haweeynka ay ku leeyijiin dalka waxa ayna codsadeen in ragga faragelinta ay ku hayaan ay daayaan.
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka waxay u jeediyeen baaq ku aaddan siddii ay garab uga heli lahaayeen Xaqeejinta Qoondada Haweeynka oo ah 30% ee dastuurka kumeel gaarka ah ee dalka.
Doorashada golaha shacabka ayaa marayso heer gabagaba ah markii loo eega inta larabay ee ah 275 xildhibaan waxaana la doortay ilaa hadda 213 xildhibaan.