Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qorshaha horumarinta dalka oo laga shiray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Qorshaha horumarinta dalka oo laga shiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada dalka ayaa Garoowe ugaga shiray Qorshaha Xasilinta iyo Horumarinta dalka ee 3 Sano ee Soo socota.

Shirkan oo ahaa Hal Maalin waxaa Diiradda lagu saarayay Dajinta Qorshaha Xasilinta iyo Horumarinta dalka ee 2022 ilaa 2025ka waxaana Marti Galisay Puntland, iyadoo ay Goob joog ka ahaayeen Madax ka socotay Wasaaradda Arimaha Gudaha dowladaha FederaalkaSoomaaliya, Maamul Gobaleedyada Dalka iyo Masuuliyiin ka socotay Safaarada Norwey ee Soomaaliya oo iyadu barnaamijkaani Taageeraysay.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026

Wasiir ku-xigeenka Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dimuqraadiyada Puntland Cabdiweli Mire Xirsi oo ka hadlayay furitaankii shirka ayaa ku booriyay Madaxda kulanka ka qeyb gashay in Puntland ay kala shaqeeyaan Dhanka Horimarinta iyo Kabista kaabayaasha.

Madaxa xafiiska Safaarada Norwey ee Muqdisho Mr huukin ayaa booriyay Hirgalinta Qorshaani, xusayna in uu soo socday Muddo 10 sano ah, ayna sii wadayaan taageerada Bulshada Soomaaliyeed iyo sidii ay u heli lahaayeen xasilooni horumar wadata.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Siciid Calasow ayaa soo qaatay habka laysu waafajinayo qorshayaashan is huwan ee Xasilinta iyo Horumarinta dalka ee saddexda sano ee soo socota.

Shikan ayaa noqonayaa kii ugu horeeyay noociisa oo lagu qabto gudaha dalka waxaana lagu wadaa inay ka soo baxaan qodobo kala qeexaya baahiyaha Maamulada dalka ee dhinacyada Xoraynta, Xasilinta iyo Horumarinta.

Previous Post

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Dowladda Norway

Next Post

Xarunta Laanta 2aad ee Hay’adda Socdaalka oo laga hirgelinayo Jubbaland

Next Post
Xarunta Laanta 2aad ee Hay’adda Socdaalka oo laga hirgelinayo Jubbaland

Xarunta Laanta 2aad ee Hay’adda Socdaalka oo laga hirgelinayo Jubbaland

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In