Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Diinta XFS oo qaabilay Safiirka Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Diinta XFS oo qaabilay Safiirka Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Cumar Cali Rooble iyo Safiirka u fadhiya dalkeena Dowladda aan walaalaha nahay ee boqortooyada Sacuudi Carabiya Amb. Axmed Bin Muxamad Saalax Al-muwalad ayaa maanta yeeshay kulan isxogwareysi ah.

Intii lagu guda jiray kulanka Wasiirka ayaa si qotodheer u dul istaagay taariikhda walaalnimo ee soojireenka ah ee ka dhaxeeysa labada dowladood iyo labada shacab, joogitaanka Safiirka ee muqdishana ay muhiimad weyn u leedahay xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dowladood.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Wasiirka ayaa dowladda iyo shacabka Boqortooyadda Sacuudiga Carabiya uga mahaceliyay taageeradooda ku aadan Dowlad dhiska Soomaaliya iyo tan gargaarka ee ay marwaliba lagarab taagan yihiin Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, waxa uuna ka codsaday in ay sare u qaadaan kaalmadooda maadaama dalka ay ka jirto abaar daran, sidoo kalana ay fooda nagu soo heyso bishii barakeysand ee Ramadaan.

Safiirka ayaa Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ku amaanay sida ay uga go’an tahay dib uga soo kabashada dhibaatooyinkii kasoo gaaray burburkii dowladnimada Soomaaliya, waxa uuna adkeeyay in shacabka iyo dowladda Sacuudi Carabiya ay marwaliba garab taagan yihiin Shacabka iyo Dowladda Soomaaliya.

Previous Post

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo wada kullamo lagu xoojinayo xiriirka wasaaraddaha

Next Post

Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay ergada 6dii kursi ee u dambeeysay

Next Post
Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Lagu wado in maanta ay ka dhacdo Garowe

Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay ergada 6dii kursi ee u dambeeysay

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In