Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday W/Warfaafinta Puntland

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday W/Warfaafinta Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa Maanta Booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Warfaafinta isgaarsiinta Hidaha Dhaqanka iyo Dalxiiska Puntland ee Garoowe.

Waxaana ku soo dhoweeyey xarunta Dhexe ee wasaaradaani Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Puntland ahna Senator ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Cali Xirsi Timocadde, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdisalaan Xaaji Siciid iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland Maxamed Ciise Cismaan iyo Mas’uuliyiin kale.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Sodhowayn kadib waxa uu mid mid u booqday Wasiir Dubbe shaqaalaha kala duwan ee wasaaradda Warfaafinta Puntland iyo xafiisyadooda isagoona Bogaadiyay Shaqada wasaaradda iyo shaqalaheedaba.

Wasiir Cismaan Abuukar Dubbe ayaa Maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa Deegaanada Puntland isgoona Booqasho ku maray Magaaloyinka Gaalakacyo, Garoowe ilaa Boosaaso.

Previous Post

Wasiirka gaadiidka XFS oo qaabilay saraakiil ka timid Bakistaan

Next Post

Sacuudiga oo deeq gargaar ah soo gaarsiiyay Dalka

Next Post
Sacuudiga oo deeq gargaar ah soo gaarsiiyay Dalka

Sacuudiga oo deeq gargaar ah soo gaarsiiyay Dalka

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In