Wasiirka ayaa kala hadlay dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo dhameystirka hanaanka Deyn-Cafinta oo heyโadaha dhaqaalaha Carabtu ay qeyb muhiim ah ka yihiin.

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...













