Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degaanka Wad ee Gobolka Galgaduud oo laga hirgeliyay Ceel “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Degaanka Wad ee Gobolka Galgaduud oo laga hirgeliyay Ceel “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka tamarta iyo biyaha Galmudug Maxamud Cabdi Axmed iyo Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi cabdiraxmaan ”Tootole” ayaa si wada jir ah u xarigga uga jaray Ceel laga hirgaliyay degaanka Wad ee Gobolka Galgaduud, kaas oo ka mid ahaa degaannada ay biyo la’aantu ka jirtay, abaartuna sameysay sanadihii lasoo dhaafay.

Labo bil kahor ayaa lagu baahiyay Warbaahinta Qaranka warbixin ka hadlaysay baahida biyo la’aaneed ee ka jirtay deeganka, waxaana markiiba ka soo jawaabay Dad muxsiniin ah oo hirgaliyay ceelka, maadaama deegaanku ay ka jirtay baahi dhanka biyaha ah.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

Dadka degeanka Wad ee Gobolka Galgaduud ayaa ka codsaday Mamulka Galmudug iyo Dowladda Soomaaliya in loo dhameystiro dhismaha Ceelka oo hada biya keenay oo kaliya.

Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxman ”Tootole” ayaa sheegay in ceelkan ay ka faa’iideysan doonaan dadka deegaanka oo baahi weyn u qabay helidda biyo.

Wasiirka tamarta iyo biyaha Galmudug Maxamud Cabdi Axmed ”Kaarshe” ayaa sheegay inay ku dadaalayaan sidii loo dhameystiri lahaa waxyaabaha ka dhiman Ceelka.

Previous Post

R/W Rooble oo kormeeray xarunta Guddiga FEIT, kuna dhiirigeliyay dhameystirka howlaha u dhiman “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo casho sharaf u sameeyay Xildhibaanno “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo casho sharaf u sameeyay Xildhibaanno “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo casho sharaf u sameeyay Xildhibaanno “SAWIRRO”

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In