Kulanku wuxuu ku saabsanaa salaan sharafeed iyo hambalyo ku aadan dib u doorashada Guddoomiyaha oo uu safiirku u waday Guddoomiyaha iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblumaasiyaddeed ee labada Dal.
Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...











