Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka booqday xeebta Liido oo ay dadweyne badan u dalxiis tagaan maalmaha fasaxa.
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xeebta kula kulmay dhallinyarada ka shaqeysa bilicda iyo nadaafadda xeebta kuna dhiirrigeliyay howsha wanaagsan ee ay hayaan.