Sunday, July 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Abshirow iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya?

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Abshirow iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshir (Abshirow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann.

Guddomiye Abshirow iyo safiirka ayaa ka wada hadlay sidii loo horumarin lahaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS iyo sidii loo tayeyn-lahaa shaqaalaha Baarlamaanka.

Related posts

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

July 19, 2026
Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026

Safiir Tiina ayaa ku amaantay Guddoonka Golaha shacabka dedaalka dheer ee ay ku bixiyeen dhismaha Hay’adda ugu sarreysa dalka, kaas oo lagu soo doortay Madaxweynaha JFS.

Ugu dambeyn guddoomiye Abshirow ayaa safiirka ku bogaadiyay dedaalka joogtada ah ee ay Midowga Yurub la garab taagantahay Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo magacabay La-Taliyeyaal cusub

Next Post

Fariisimo ay argagixisada ku dhuumaaleysan jireen oo la burburiyay

Next Post
Fariisimo ay argagixisada ku dhuumaaleysan jireen oo la burburiyay

Fariisimo ay argagixisada ku dhuumaaleysan jireen oo la burburiyay

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

July 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa isaga iyo Agaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda...

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u...

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyey in 1-da Agoosto la furi...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

July 19, 2026
0

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, Xi Jinping, ayaa ku baaqay in dunidu ka faa’iidaysato fursadaha uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In