Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska Maamulka Gobalka Mudug oo dib u habbeyn lagu sameeyay “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Xafiiska Maamulka Gobalka Mudug oo dib u habbeyn lagu sameeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu Daah furayay ka dib Dayactirka iyo Dib u haggaajinta Xarunta Maamulka Gobolka Mudug, Ayaa waxaa ka qeybgalay xubnaha labada Golle ee Galmudug, Maamulka Gobolka, Kan Degmada Gaalkacyo, Saraakiisha laamaha amiga, iskuduwayaasha Wasaaradaha ee Gobalka Mudug, madaxda ururada Bulshada .

Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka Axmed Maxamed Shire Qoodaar, oo ugu horreeyn ka hadlay munaasabadda, ayaa yiri ” Maanta kadib in xarunta Maamulka Gobalka way inoo furan tahay, Addeegii Bulshada u baahnaydna way qaban dointaa”.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

Qaar ka mida Madaxda ururada Bulshada,Ayaa soo dhaweeyey Dib u habaynta Xarunta iyo Qorshaha u adeegista Bulshada ee uu balan qaaday Maamulka Gobalka.

Sidoo kale munaasabadda waxaa hadalo kala duwan ka Jeediyay duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheikh Xassan, Xildhibaan Maxamed Calool-geel iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Maxamuud Gure Guleed.

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Xuseen Shire Bukhaari, Ayaa tilmaamay in abaar baahsan ay ka jiro degaanada Gobalka Mudug gaar ahaan dhinacyada Bariga, Koonfurta iyo waqooyi bari isla markaana loo baahan yahay in loo gurmado dadkaasi.

Previous Post

Madaxda maamul goboleedyada dalka oo hambalyo ku aadan xuska 26-ka Juun u diray shacabka Soomaaliyeed

Next Post

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland oo gaaray dhoobley

Next Post
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland oo gaaray dhoobley

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland oo gaaray dhoobley

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In