Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lix xubnood Oo Ka Tirsan Golaha Degaanka Oo Maanta lagu doortay Cadaado

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Lix xubnood Oo Ka Tirsan Golaha Degaanka Oo Maanta lagu doortay Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta markale xarunta Madaxtooyada degmada Cadaado, lagu doortay lix xubnood oo ka tirsan golaha deegaanka Cadaado, kuwaas oo tiradooda ka dhigeysa 18xubnood, iyadoo wadarta Golaha deegaanka Cadaado laga rabo 23xubnood. 

Doorshada maanta waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug, Wasiirdu dowlaha Wasaaradda amniga gudaha galmudug, Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha gudaha,Taliyaha Booliska Galmudug, Taliska Booliska degmada Cadaado Madaxda hey’adaha AISA iyo FCA oo ku garabsiinaya dhismaha golaha deegaanka iyo marti sharaf kale oo badan.

Related posts

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

July 27, 2026
Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug Cumar Cabdi, ayaa ka hor doorashada ugu baaqay Ergada iney doortaan qofka ay u arkaan inuu deegaanka wax-taraayo. 

Ugu dambeyn Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Federalka iyo dib-u-heshisiinta Galmudug, Cabdi Maxamed Wardi Wayeel, ayaa yiri “ waxaa la qaban doonaa shanta kursi ee harsan maalmaha nagu soo aadan”. Ayuu yiri Cabdi Maxamed.

Previous Post

Ra’iisal Wasaare Xamsa Oo Shaaciyay Arrimaha Ay Xoogga Saari Doonto Xukuumadda Dan-Qaran

Next Post

Madaxweyne Dalka Oo Kulan Saagootin Ah La Qaatay Danjiraha Kenya Ee Soomaaliya

Next Post
Madaxweyne Dalka Oo Kulan Saagootin Ah La Qaatay Danjiraha Kenya Ee Soomaaliya

Madaxweyne Dalka Oo Kulan Saagootin Ah La Qaatay Danjiraha Kenya Ee Soomaaliya

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

July 27, 2026
0

Magaalada Ceeldibir ee bariga gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garow xooggan oo ku aaddan doorashooyinka la filayo inay ka qabsoomaan...

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In